Season 1 Episode 49
Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka u…
Published on 2 years, 2 months ago
Season 1 Episode 48
Weligaa ma dareentay inaad dareemahaaga ku hafanaysid? sidee ayaad u maaraysay dareen-ku hafashada?
Xilqaddan ayaynu maaraynta dareen ku hafashada kaga hadlaynaa, dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan
K…
Published on 2 years, 3 months ago
Season 1 Episode 47
Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud e…
Published on 2 years, 3 months ago
Season 1 Episode 46
Waa Qaybtii 2aad ee Cuqdadda Hoosaynta.
Dhagaysi wanaagsan .
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageKa falceli xilqaddan 😊
Published on 2 years, 4 months ago
Season 1 Episode 45
Cuqadadda Hoosayntu 'Inferiority Complex' waa maxay ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa . Dhagaysi wanaagsan
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageKa falce…
Published on 2 years, 4 months ago
Season 1 Episode 44
Bani'aadamku ma darroori karaa dareen ahaan? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashan.
Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabash…Published on 2 years, 6 months ago
Season 1 Episode 43
Weli awoodahaaga qofeed , wax qabadkaaga iyo ahaanshiyahaaga maka shakiday? ma iswaydiisay weli waxaad isaga shakido? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa shakiga, waxa keena iyo sida looga bixi karo…
Published on 2 years, 7 months ago
Season 1 Episode 42
Weli ma maqashay mabda'a 'Qunyar Noolaanshiyaha' , ma noolaan kartaa qunyar iyada oo aanay jirin wax ku dedejinayaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa waxa uu yahay Qunyar-Noolaanshiyuhu.
Dhagaysi iy…
Published on 2 years, 7 months ago
Season 1 Episode 41
Weli ma Is waydiisay dhaqanka dad iska gadista/dhaadhicintu meesha uu kasoo raaco dadka, sifaha ay yeeshaan dadka lihi iyo sida loge gudbi karo? Xilqaddan ayaad ku baranaysaa bi'dniLaah.
Dhagaysi …
Published on 2 years, 8 months ago
Season 1 Episode 40
Weligaa ma doontay inaad naftaada saamaxdid? ma iswaydiisay halkee ayaan ka bilaabaa? xilqaddani waxay kaaga jawaabaysaa su'aalo laga yaabo inaad jawaab u la'ayd. Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsa…
Published on 2 years, 8 months ago
If you like Podbriefly.com, please consider donating to support the ongoing development.
Donate