Podcast Episodes

Back to Search
Ep:9; Fillaanshiyo-la'aan |Not feeling Enough

Ep:9; Fillaanshiyo-la'aan |Not feeling Enough


Season 1 Episode 9


Fillaanshiyo- la’aantu waa dareen taban oo kasoo unkamay yaraantii marar kalena waxaa la kasbadaa waynaanta oo waxaa kugu abuura deegaanka iyo dadka kugu xeeran ee xayndaabkaaga kujira. Sidee looga t…


Published on 3 years, 7 months ago

Ep:8; Hungow|Disappointment

Ep:8; Hungow|Disappointment


Season 1 Episode 8


Hungowgu waa dareen xeeldheer oo qofka hadheeya hammina ku beera kadib markii sawir ama filasho uu si dhow qalbigiisa ugu hayey ay beenowdo ama midho dhali wayday, xilqaddan waxaynu iswaydiinaynaa si…


Published on 3 years, 7 months ago

Ep:7; Maanka-Dhibanaha|Victim Mentality

Ep:7; Maanka-Dhibanaha|Victim Mentality


Season 1 Episode 7


Lahaanshiyaha Maan-Dhibane waa dabeecad la kasbado/barto oo uu ruuxu u arko in uu dhibane u yahay waxkasta , in qawaaniinta dunidu liddi ku tahay, in uu mudanyahay in laga naxo oo marwalba loo nuglaa…


Published on 3 years, 7 months ago

Ep:6; Naf-hagrasho |Self-sabotage

Ep:6; Naf-hagrasho |Self-sabotage


Season 1 Episode 6


Naf-hagrashadu waa haysashada caqiidooyin ama aaminaado taban(negative) ah oo qofku ka haysto naftiisa , sida inuu aaminsanyahay in aanuu wanaag badan, lacag badan, degenaanshiyo badan qurux badan gu…


Published on 3 years, 7 months ago

Ep:5; Aafada Is-canaanashada |Self-blame

Ep:5; Aafada Is-canaanashada |Self-blame


Season 1 Episode 5


Maxay ayaa maskaxdaada kusoo dhacaa markaad maqasho erayga 'Is-canaanasho'? 

Ma ogtahay in dareenka gudeed ee Is-canaanashadu uu burburin karo kalsoonidaada,waxyeeli karo kasmadaada kaa reebi karo ina…


Published on 3 years, 7 months ago

Ep:4;Awoodda la jaanqaadka|Adaptability

Ep:4;Awoodda la jaanqaadka|Adaptability


Season 1 Episode 4


La jaanqaadku waa lahaanshiyaha awood la qabsi uu ruuxu kula qabsado xaalad cusub oo soo korodhay, maaha shuruud ama khasab in uu raalli ka yahay ama ku negiyahay xaaladda markaa taagan. 

--- Send in …


Published on 3 years, 7 months ago

Ep:3;Aq-balaad|Acceptance

Ep:3;Aq-balaad|Acceptance


Season 1 Episode 3


‘Aq-balaadda’ ama afka qalaad waxa la yidhaahdo ‘Acceptance’  waxa kasoo horjeeda ‘iska caabbin’  ama ‘resistance’ , aqbalaaddu waa inaad arrimaha ku eegtid isha xaqiiqada, qirtid jiritaankooda iyo j…


Published on 3 years, 8 months ago

Ep:2; Ahaanshiyo|Being Present

Ep:2; Ahaanshiyo|Being Present


Season 1 Episode 2


Ahaanshiyo:Waa doorashada uu qofku doorto in uu dareenkiisa,diiraddiisa iyo ogaalkiisa oo dhammaystiran u soo jeediyo daqiiqadda ama ilbidhiqsiga uu imika iyo hadda joogo ee kujiro. 

--- Send in a voi…


Published on 3 years, 8 months ago

Ep:1; Ogaal-Nafeed| Self-Awareness

Ep:1; Ogaal-Nafeed| Self-Awareness


Season 1 Episode 1


Ogaal nafeedku waa lahaanshiyaha awood uu ruuxu naftiisa hoos ugu warhayn karo, ugu waraysan karo, wax isu waydiin karo isuguna warcelin karo, qeexi karo dareemihiisu Meesha ay kasoo burqanayaan,baah…


Published on 3 years, 8 months ago

Hordhac;Trailer

Hordhac;Trailer



Waa maxay ujeedka aan u soo tebinayo taxanaha kabasho?

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

Ka falceli xilqaddan 😊


Published on 3 years, 8 months ago





If you like Podbriefly.com, please consider donating to support the ongoing development.

Donate